Ganacsade Somaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa

HomeWararka

Ganacsade Somaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Africa

Ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Maxamed Xasan ayaa xalay lagu dilay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika. Kooxo burcad

Boqor Burhaan oo Baaq Nabadeed u jeediyaay Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)
Feysal Cali Waraabe: ”Waan Cambaareynayaa Sida Loola Dhaqmay Dadkii Laga Masaafuriyay Laascaanood”
Mashruuca hormarinta Beeraha Timirta Puntland, maanta iyo berri (Puntland)

Ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Maxamed Xasan ayaa xalay lagu dilay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika.

Kooxo burcad Koofur Afrikaan ah ayaa muwaadinkan ku dilay Xaafada Samora ee ka tirsan magaalada Cape Town, iyagoo goobta ka baxsaday.

Inta badan kooxaha burcada ayaa marka ay dilka geystay waxay boob iyo dhac kula kacaan goobaha ganacsiga ee ay leeyihiin dadka ajnabiga ah.

Soomaali badan ayaa ku nool dalka Koofur Afrika, kuwaasoo ka sameystay ganacsiyo kala duwan, waxaana ay la kulmaan, dil, dhaawac iyo hantidooda oo la boobo.

Dowladda Koofur Afrika ayaa illaa iyo hadda ku guuleysan wax ka qabashada dilalka loo geysto ajaaniibta ku ganacsata dalkeeda, iyadoo sanadihii u dambeeyay uu dalkaas ka dhacay falal ajaaniib naceyb ah oo sababay in boob iyo bililiqo lagu qaado goobaha ganacsiga.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: