Mashruuca hormarinta Beeraha Timirta Puntland, maanta iyo berri (Puntland)

Mashruuca hormarinta Beeraha Timirta Puntland, maanta iyo berri (Puntland)

Guddoomiyaha Beeralayda Puntland CabdiCasiis Garaad oo waraysi gaar ah caawa siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay mashruuca hormarinta Timirta beeraha Puntland. Guddoomiyaha aya sheegay in guddi ka socday beeralayda ay maanta la kulmeen maanta Wasiirka Beeraha Puntland.

Guddoomiyaha ayaa Xasan Heykal uga waramay waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo ahmiyada uu mashruucan uu leeyahay hormarka Puntland iyo qorshaha hadda miiska saaran si hormarkaas loo hiigsado.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0