Haweenka PUNTLAND iyo guul ka gaarista Arrimaha Siyaasadda Dalka (Taxanaha 7aad | dhegayso)

Haweenka PUNTLAND iyo guul ka gaarista Arrimaha Siyaasadda Dalka (Taxanaha 7aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland

Barnaamijyadan taxanaha waxa aan kaga hadli Bandhigga waraysiyo la xiriira guulaha gabadhaha dhalinyaro ah iyo haween gaaray darajooyin sare, dhanka nolosha bulshada, dhaqaalaha iyo waliba siyaasadda. Waxaan barnaamijka ku iftiimin doona caqabadaha ay la kulmaan haweenka leh hanka siyaasadeed, iyo sida looga wada shaqayn karo in haweenka iyo gabdhaha dhalinyarada ay helaan xaqa dastuuriga ee ay ku matali karaan uguna shaqayn karaan bulshadooda.

Hoos kaga bogo Taxanaha 7aad ee barnaamijka.

Barnaamijka Waxaa Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com