Boqor Burhaan oo Baaq Nabadeed u jeediyaay Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)

Boqor Burhaan oo Baaq Nabadeed u jeediyaay Beelaha Cagaare ku dagaalamaya (dhegayso)

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa Baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya howdka Cagaare oo hoostaga gobalka sool,isago ku baaqay in la joojiyo dagaalka.

Beelaha ayuu sheegay in loo bahanyahay in dagaalka la joojiyo dhiigna an micno darro lagu daadin,wuxuna ugu baaqay in Alle dartii lagu joojiyo dagaalka.

wuxuu ugu baaqay in waddahadal la isugu yimaado,isago sheegay in uu tagi doono degaanka dhibtu kasocoto,wuxuuna waxgaradka labadda dhinac ugu baaqay inay arrinta fadhiga uga kacaan.

Hoos kadhegayso Waraysiga Boqorka wuxuna u waramay Wariye Jamaal Faarax Aadan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com