Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dad ku eedeysnaa  dil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb( dhegayso)

HomeWararka

Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dad ku eedeysnaa dil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb( dhegayso)

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan madaxa xukuumada Galmudu ayaa faah faahin ka bixiyay howgallo ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulkaas,kuwaas oo la

Guddoomiyaha Cusub ee gobalka Banaadir oo la kulmay qoyska Marxuum Eng Yariisow
Madaxweynaha Galmudug oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan madaxa xukuumada Galmudu ayaa faah faahin ka bixiyay howgallo ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulkaas,kuwaas oo lagu soo qabtay dad ku eedeysan dil ka dhacay duleedka Magalada Dhuusamareeb.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay dhuusamareeb ayuu ku sheegay in Ciidamada Ammaanka ay gacanta ku dhigeen dad ku eedeysay Afartii ruux ee todobaadkii hore lagu dilay deegaanka Dhan-Waris,kuwaas oo dhamaantood kasoo jeeday deegaanada Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: