Gabdhoow Malabka Isticmaala, Dayaano Joojiya oo Caafimaad Hela

Gabdhoow Malabka Isticmaala, Dayaano Joojiya oo Caafimaad Hela

Cabdiraxmaan Maxamuud Yusuf  waa nin ka shaqaysta wareejinta malabka shinida, kana sheekaynaya caafimaadka malabka, dhanka qurxinta jirka iyo caafimaadka guud. Wuxuu dardaaran gooni ah jeedinayaa gabdhaha iyo dumarka oo dhan asaga oo yiri “daawo ka fiican oo la heli kartaa ma jirto ee malabka isticmaal.”

Maxamuud Fantastic ayaa Qardho kula kulmay.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com