GAALKACYO: Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad (war-murtiyeed)

GAALKACYO: Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad (war-murtiyeed)

WAR-MURTIYEED
GAALKACYO
TAARIIKH 10 – 14 LUULYO 2019

Shirweynaha Wadatashiga Beesha Sacad oo socday mudadii u dhexeysey 10 – 14 Luulyo 2019, kana dhacay magaalada Gaalkacyo, ayna ka soo qayb galeen ergooyin gaaraya 300 oo isugu jirey, waxgarad, culumaa’uddiin, odayaasha dhaqanka, xildhibaanada heer Federal iyo heer Dawlad Goboleed, wasiirro heer Federal iyo heer Dawlad Goboleed, maamulka gobolka Mudug, mas’uuliyiin ka socotay gobolka Banaadir, siyaasiyiin, aqoonyahan, qurba-joog, haween iyo dhallinyaro.

Shirweynaha Wadatashigu muddadii uu socday waxaa diiradda lagu saaray Midnimada & Wadajirka Beesha, xaaladda siyaasadeed ee dalka, tan Dowlad Goboleedka Galmudug, Shirka Nabadda Hobyo ee beelaha Habargidir, horumarinta iyo nabadgalyada deegaannada ay Beeshu degto , waxaana
gabagabadii shirweynaha ka soo baxay go’aanadan:

HALKAN RIIX WAR-MURTIYEEDKA BEESHA SACAD OO DHAMMAYSTIRAN

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com