Gaalkacyo oo laga hirgaliyeey goob lagu karantiilo dadka u ku dhaco Cudurka Caronavirus ( dhegayso | Sawiro )

HomeWararka

Gaalkacyo oo laga hirgaliyeey goob lagu karantiilo dadka u ku dhaco Cudurka Caronavirus ( dhegayso | Sawiro )

Wasaaradda Cafimaadka Puntland ayaa magaaladda Gaalkacyo ka hirgalisay Xarun lagu karantiilo dadka lagua arko Cudurka halista ah ee COVID19. Xaruntan ayaa la keenay qaar kamid ah agabkii loogu tala galay ka hortaga Cudurkaas,iyado ay Qaar kamid ah qalabkaas ku deqday hay’adda PSF. Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan ka diyaariyeey. Hoos ka daawo Sawiradda.

Ra’iisul Wasaaraha oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ka tirsan Xukumadiisa
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

Wasaaradda Cafimaadka Puntland ayaa magaaladda Gaalkacyo ka hirgalisay Xarun lagu karantiilo dadka lagua arko Cudurka halista ah ee COVID19.

Xaruntan ayaa la keenay qaar kamid ah agabkii loogu tala galay ka hortaga Cudurkaas,iyado ay Qaar kamid ah qalabkaas ku deqday hay’adda PSF.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan ka diyaariyeey.

Hoos ka daawo Sawiradda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: