Gaalkacyo oo laga hirgaliyeey goob lagu karantiilo dadka u ku dhaco Cudurka Caronavirus ( dhegayso | Sawiro )

Gaalkacyo oo laga hirgaliyeey goob lagu karantiilo dadka u ku dhaco Cudurka Caronavirus ( dhegayso | Sawiro )

Wasaaradda Cafimaadka Puntland ayaa magaaladda Gaalkacyo ka hirgalisay Xarun lagu karantiilo dadka lagua arko Cudurka halista ah ee COVID19.

Xaruntan ayaa la keenay qaar kamid ah agabkii loogu tala galay ka hortaga Cudurkaas,iyado ay Qaar kamid ah qalabkaas ku deqday hay’adda PSF.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan ka diyaariyeey.

Hoos ka daawo Sawiradda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com