Faahfaahin: Saraakisha Daraawishta Afurur oo Daljir uga waramay khasaaraha qaraxa (dhegayso | daawo)

HomeWararka

Faahfaahin: Saraakisha Daraawishta Afurur oo Daljir uga waramay khasaaraha qaraxa (dhegayso | daawo)

Saraakisha Afurur ee Daraawishat Dowladda Puntland oo Radio Daljir la hadlay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qarax lala beegsaday caawa ciidamadda Difaaca Puntland ee deegaanka Afurur. Cabdikariin Faarax Diiriye (Itoobiyaan) oo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ee ku sugan aaga Afurur ayaa idaacadda Daljir uga waramay sida ay wax u dhaceen. Hoos ka daawo.

Mudaaharaadyo ka socda dalka Suudaan oo sii kordhaya
Garowe oo lagu soo Gabagabeyeey Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga (dhegayso)
Madaxweynaha Israel oo ka gudoomay warqadaha aqoonsiga Safiirka dalka Imaaraadka Carabta

Saraakisha Afurur ee Daraawishat Dowladda Puntland oo Radio Daljir la hadlay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qarax lala beegsaday caawa ciidamadda Difaaca Puntland ee deegaanka Afurur.

Cabdikariin Faarax Diiriye (Itoobiyaan) oo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ee ku sugan aaga Afurur ayaa idaacadda Daljir uga waramay sida ay wax u dhaceen.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: