Wacaal daray ah: Qarax saddex Askari ku dhaawaacmeen oo ka dhacay Afurur (dhegayso | daawo)

Wacaal daray ah: Qarax saddex Askari ku dhaawaacmeen oo ka dhacay Afurur (dhegayso | daawo)

Wararka ka imaanaya degaanka Afurur ee galbeedka Magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in gordhawayd uu ka dhacay qarax khasaare geeystay ayna ku dhawacmeen sadex Askar ka tirsan Ciidanka difaaca ee Afurur.

Ciidanka dhaawacu soo gaaray ayaa kamid ahaa Ciidamadda daraawishta Puntland ee fariisimaha ku leh jiida hore ee Tukaraq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com