Garowe oo lagu soo Gabagabeyeey Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga (dhegayso)

Garowe oo lagu soo Gabagabeyeey Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga (dhegayso)

Magaaladda Garoowe oo lagu soo gaba gabeeyay shirkii Wasaaradda Kalluumaysiga Dawladda dhexe iyo Wasaaraddaha Kalluumaysiga Maamulgoboleedyada Kalluumaysiga Khayraadka Badda Soomaaliya,waxaana ku sugnaa madasha masuuliyiin ka kala socday maamul gobaleedyada dalka sida Puntland,Galmudug,Hiirshabeele,Jubbaland iyo Wasiiro kasocday Dowladda Somaaliya.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isago Soo xiray shirkan oo dhinaca kale looga hadlayeey Jirifka lagu hayo Xeebaha Somaaliya iyo Arimaha Ganacsiga Khayraadka Badda.

Axmed sheekeye ayaa Warbixintan inooga diyaariyeey kulankii maanta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0