Mudaaharaadyo ka socda dalka Suudaan oo sii kordhaya

HomeWararka

Mudaaharaadyo ka socda dalka Suudaan oo sii kordhaya

Dadka ku dhimanaya Mudaharaadyada ka socda dalka Sudaan ayaa sii kordhaya Shalay Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay dilka qof ka

Dhalinyaro Somaliyed oo Xabsiyada Liibya laga sii dayaay
Guddoomiyaha Cusub ee Qardho oo xilka si rasmi ah ula wareegay (Daawo)
Warka Duhurnimo iyo Xaawo Axmed (dhegayso)

Dadka ku dhimanaya Mudaharaadyada ka socda dalka Sudaan ayaa sii kordhaya
Shalay Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay dilka qof ka mid ah dadkii ku mudaaharaadayay caasimadda Khartoum, taasoo ka dhigaysa tirada dadka ilaa hadda dhibaatada ay soo gaartay tan iyo 25kii Oktoobar 97 qof.

Waxaa bilowday maxkamadaynta qaar ka mid ah mudaaharaadayaasha oo lagu eedeeyay in ay dilen sarkaal boolis ah.

Guddiga ayaa sheegay in ninka la dilay ay xabadda kaga dhacday rasaas nool, xilli ay marayeen agagaarka deegaanka Al-Kalakla ee koonfurta caasimadda Suudaan.

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay sabtidii qeybo badan oo ka mid ah magaalada Khartoum si ay uga mudaaharaadaan awooda militariga iyo dib u cusboonaysiinta dalabaadka maamulka rayidka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: