Reer galbeedka oo baaq hor leh u diray Madaxweynaha Ruushka Putin

Reer galbeedka oo baaq hor leh u diray Madaxweynaha Ruushka Putin

hogaamiyayaasha Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku booriyay Vladimir Putin inuu “wada xaajood toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine.

Emmanuel Macron iyo Olaf Scholz oo ah hogaamiyaha Jarmalka ayaa 80 daqiiqo taleefoon kula hadlay Mr Putin.

Kremlin-ka,Ma sheegin suurtagalnimada wadahadal toos ah oo dhexmara Mr Putin iyo dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, balse hoggaamiyaha Ruushka wuxuu sheegay in Moscow ay diyaar u tahay inay dib u furmaan wadahadalladii ay la lahaayeen Kyiv.

Madaxweynaha Ukraine ayaa mar sii horreysay sheegay in uusan “u hamuun qabin” wada hadal, balse waxa uu intaa ku daray in lagama maarmaan tahay in la soo afjaro colaadda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com