Duqa Muqdisho oo Ka Hadlay Xuquuqda Ciidanka Ilaalada Deegaanka

Duqa Muqdisho oo Ka Hadlay Xuquuqda Ciidanka Ilaalada Deegaanka

Guddoomiyaha Goblka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ska hadlay xuquuqda ay leeyihiin Ciidanka ilaalada Degaanka Xamar.

Waxa uu sheegay in ay heli doonaan xuquuqda ay leeyihiin Ciidanka ilaalada Degaanka Xamar, isaga oo sheegay Ciidanka in aysan qaadan mushaar mudo badan, hase yeeshee uu ka warhaayo.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com