HomeUncategorized

Duqa magaalada Galkacyo oo tafaasiil ka bixiyey amar faraya gaadiidku in aanay qaadin rakaab, ayna ruqsad dhaqdhaqaaq ka qaataan dawlada hoose.

Galkacyo, July 27 – C/raxmaan Maxamuud X .Xasan, Duqa magaalada Galkacyo oo saxaafada la hadlay maanta ayaa tafaasiil ka bixiyey amar ka soo baxay dawlada Puntland oo mamnuucaya in gaadiidku uu qaado rakaab, gaadiidka oo dhamina ay u baahan yihiin ruqsad dhaqdhaqaaqna ay ka qaataan dawlada hoose ee Galkacyo. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Sawiro Dhagaysiga Khudbadaha Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland oo galabtay la Soo gabagabeeyay
Soomaliya oo dalbatay in laga taageero dhismaha Ciidamo Qaran
Madaxweynaha Jubbaland iyo wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya oo Addis Ababa kuwada Kulmay

Galkacyo, July 27 – C/raxmaan Maxamuud X .Xasan, Duqa magaalada Galkacyo oo saxaafada la hadlay maanta ayaa tafaasiil ka bixiyey amar ka soo baxay dawlada Puntland oo mamnuucaya in gaadiidku uu qaado rakaab, gaadiidka oo dhamina ay u baahan yihiin ruqsad dhaqdhaqaaqna ay ka qaataan dawlada hoose ee Galkacyo.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: