M/weyne Siilaanyo oo magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 20 wasiir & 6 wasiir ku xigeen.

Hargeysa, July 28 – Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta iclaamiyey xukuumada cusub ee Somaliland. Xukuumada ayaa ka kooban 20 wasiir oo 3 ka mid ahi ay yihiin dumar & 6 wasiir ku xigeen.

Shaxda Xukuumada Somaliland, July 2010:

1. Arrimaha Dibada & Xiriidhka Caalamiga – Dr. Maxamed C/llahi Cumar,
ku xigeen Maxamed Yoonis Cawaale
2. Arrimaha Gudaha – Dr. Maxamed Cabdi Gaboose,
ku xigeen Cismaan Garaad Soofe
3. Maaliyadda – Eng. Maxamed Xaashi Cilmi,
ku xigeen Warsame Siciid Cabdi
4. Hawlaha Guud & Gaadiidka – Xuseen Axmed Caydiid,
ku xigeen Cali Cabdi Saa?iq
5. Waxbarashada & Tacliinta Sare – Samsam Cabdi Aadan,
ki xigeen Cali Xaamud Jibriil

6. Caafimaadka – Dr. Xuseen Muxumed Maxamed,
ku xigeen Nimco Xuseen Qawdhan
7. Qorshaynta & Horumarinta – Dr. Sacad Ali Shire
8. Gaashaandhiga – Axmed X. Cali Cadami
9. Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska – C/risaaq Khaliif Axmed
10. Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga – Dr. Axmed Xaashi Oday

11. Boosaha & Isgaadhsiinta – C/risaaq Ibraahin Maxamed
12. Cadaalada & Garsoorka – Prof. Ismaaciil Muumin Aare
13. Diinta & Awqaafka – Sheekh Khaliil C/llaahi Axmed
14. Shaqada & Arrimaha Bulshada – Ilhaan Maxamed Jaamac
15. Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekadaha – Dr. Maxamd Yaasiin Xasan

16. Macdanta, Biyaha & Tamarta – Dr. Xuseen Cabdi Ducaale
17. Ciyaaraha, Dhalinyarada & Dhaqanka – Maxamed Xaashi Madar
18. Beeraha – Prof. Faarax Cilmi Maxamuud
19. Duulista & Hawada – Maxamuud Xaashi Cabdi
20. Warfaafinta – C/llaahi Jaamac Cismaan ‘Geeljire’

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com