Duqa magaalada Galkacyo oo tafaasiil ka bixiyey amar faraya gaadiidku in aanay qaadin rakaab, ayna ruqsad dhaqdhaqaaq ka qaataan dawlada hoose.

Galkacyo, July 27 – C/raxmaan Maxamuud X .Xasan, Duqa magaalada Galkacyo oo saxaafada la hadlay maanta ayaa tafaasiil ka bixiyey amar ka soo baxay dawlada Puntland oo mamnuucaya in gaadiidku uu qaado rakaab, gaadiidka oo dhamina ay u baahan yihiin ruqsad dhaqdhaqaaqna ay ka qaataan dawlada hoose ee Galkacyo.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com