Dugsiga Muntadda Burtinle oo ku guulaystay koobkii Barnaamijka Tartan& Tacliin (Daawo)

Dugsiga sare Muntadda Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa caawa ku guulaystay koobka Barnaamijka tartan aqooneedka ah ee Tartan iyo Tacliin.

Dugsiga Muntadda Burtinle ayaa 6 dhibcood kaga guulaystay dugsiga Dalmar ee degmadda Baraagaha qol ee gobalka Haylan, Halka dalmarna ay keneen 0,taas oo ka dhigan in horyaalka Barnaamijka sanadkan 2019 ee Tartan iyo Taclin ay yihiin Dugsiga sare Muntadda Burtinle.

Tartanka oo ahaa Caawa mid xiiso leh ayaa waxaa ka qayb galaya madax ka socota Dowladda Puntland iyo qaar kamid ah shirkaddaha maalgalinayeey Barnaamijka Tartan iyo Tacliin.

Hoos ka daawo Natiijadda marki la sheegay sidee ayuu dareenka Ardayda Muntadda noqday?

Hoos ka daawo Sawiradda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com