Dr Nuur Faarax,”Xil Ka Qaadistayda Waa In Sharciga Loo Maraa”(COD)

Dr Nuur Faarax,”Xil Ka Qaadistayda Waa In Sharciga Loo Maraa”(COD)

Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka horyimid tallaabadii golaha xukuumadda Soomaaliya ay habeenimadii xalay xilka kaga xayuubiyeen, wuxuuna arrinkaasi ku tilmaamay mid aan sharciga loo marin.

Dr Nuur ayaa sheegay in haddii xil ka qaadistiisu ay noqoto mid sharic ah islamarkaana ay ogolaadaan barlamaanka Soomaaliya uu aqbali doono, isagoona eedayn u jeediyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • hudayfi abdirashiid abdirahman numberka 0907815465 7 years ago

    Waa arin loo baahnaa xil ka qaadista hantidhowraha qaranka sababtoo ah waxa dilka geystay waa ilaaladiisa isagaana ka masuula ilaaladiisa waxey geystaan

  • dr nuur faarax hanti dhowraha qaranka xilkaqaadis tiisu qxay ku xiran tahay hanaan sharciyeed u yaala dalka cid soo magacawda baana ka qaadi karta

  • dawlda uu ka tirsan yhy hadii ay u saamaxday in laga qaado xilka Nuur waxa laga ma maar maan u ah in uu ku qancaa waayo samraa sadkiisa waa helaa amintey ahaa taba

  • Xil Ka Qaadista dr nuur waxa xal loogu raadinaya shaqaaqadi dhowaan ka dhacday muqdisho

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com