Dr. Fahad Cabdisalaan: Darmuuska shaaha kee kansar laga qaadaa? (dhegayso)

HomeWararka

Dr. Fahad Cabdisalaan: Darmuuska shaaha kee kansar laga qaadaa? (dhegayso)

Maalmihii u dambeeyey baraha bulshada waxaa ku jirtay arrin ku saabsan istimaalka tarmuusyada qaarkood oo la sheegayo in ay ku jirto maaddo sababta xa

Kulan lagu tageerayeey SSC KHAATUMO oo lagu qabtay xalay Nairobi (Sawiro)
Dibadbaxyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Jigjiga
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Maalmihii u dambeeyey baraha bulshada waxaa ku jirtay arrin ku saabsan istimaalka tarmuusyada qaarkood oo la sheegayo in ay ku jirto maaddo sababta xanuunka kansarka iyo caafimaad-darro.

Waxaa la tilmaamayaa in tarmuusyada qaarkood laga helo oo ay ku jirto maadada loo yaqaan Asbestoos oo ku jirta inta u dhexaysa labada dhalo ee tarmuusyada, waxaana la sheegay in waddamada qaarkood ay horey u mamnuuceen noocaas.

Dr. Fahad Cabdisalaan Maxmuud Indhayare oo oo jooga Buurtinle oo wareysi siiyey Radio Daljir ayaa sharaxaya maaddadan iyo saamaynta dhanka caafimaadka ay ku yeelan karto iyo talooyinka uu bulshada u jeedinayo.

Waxa uu u warramay Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0