Kulan lagu tageerayeey SSC KHAATUMO oo lagu qabtay xalay Nairobi (Sawiro)

Kulan lagu tageerayeey SSC KHAATUMO oo lagu qabtay xalay Nairobi (Sawiro)

Siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Puntland iyo Soomaaliya, Ganacsato, Aqoonyahan Waxgarad Haween iyo dhalinyaro kasoo jeeda SSC ayaa ka qayb galay Xaflad lagu taageerayey qadiyada gobolada SSC oo lagu qabtay magaaladda Nayroobi ee caasimada dalka Kenya.

Xafladan waxaa soo qaban qaabiyay Somali Northern Unionist Council-Maakhir,(Golaha Midnimadda Maakhir)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0