Soomaaliya oo Mowqif Cad ka Qaadatay Khilaafka Qadar iyo Xulufada Sacuudiga

Soomaaliya oo Mowqif Cad ka Qaadatay Khilaafka Qadar iyo Xulufada Sacuudiga

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Xukuumada Somalia ayaa lagu sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ka xun tahay Khilaafka Dib lumaasiyaded ee soo kala dhax galay Dowladaha Carabta.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • deeqa 7 years ago

    aad ayan ugu faraxsahay talaabada ay qaaday dowlada faderaalka soomalia illahayna hakuguuleeyo go aankeda ay kudhexdhexadibay dawladaha khaliijka

  • Mohamed Ahmed 0907582891 7 years ago

    Somaaliya manta waxa ay qaaday talaabo dhexdhexaada oo diblumaasiya in ay kaqaybqaadan doonto isu keenida iyo xalkagaarista shaqaaqada udhexaysa Qadar iyo wadamada khaliijka uu sucuudigu horkacayo

    Waana arinkudayasho mudan kuna dayadaan dowladaha kale ee carbeed ayna dhinac lasafan

  • Cabdijabar Cabdiqadir Maxamud 7 years ago

    Aaad bn ugu fraxsanhy horu marks iyo dhiirranaan ta,ay dawlada iyo soomaaliyeed ku tallaabsaty waaana,noo xus iyo guul radio daljir na wallee waaaaa isha war baaahinta Gobolkeena

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com