Dowladda somaaliya oo ka walacsan cudurka Ebola (Daawo)

HomeWararka

Dowladda somaaliya oo ka walacsan cudurka Ebola (Daawo)

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Xanuunka Ebola oo la sheegay in uu ka dilaacay dalka Uga

Golaha Wasiirada oo Shir ka yeeshay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Ciidanka Ammaanka oo Ma-Soomayaashii ugu Badnaa ku Qabtay Bossaso (dhegayso)
Gadoon oo 14 Qof u Geeriyootay Shubanbiyoodka

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Xanuunka Ebola oo la sheegay in uu ka dilaacay dalka Uganda oo Soomaaliya ay ka jooggaan Ciidamo.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa bulshadda u xaqiijisay in aysan jirin hadda Khatar ka taagan Soomaaliya oo ku saabsan Ebola, waxaana sidoo kale sheegtay in heegan Sare ay galisay Shaqaallaha Caafimaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: