Gadoon oo 14 Qof u Geeriyootay Shubanbiyoodka

Gadoon oo 14 Qof u Geeriyootay Shubanbiyoodka

Degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa cudurka shubanbiyoodka waxaa ugu geeryootay 14 qof, halka tiro ka badan 100 qof ay cudurka la jiifaan isbitaalka degmada.

Xaaladda dadka iyo kan degmada waxaan ka waraystay Datoor Subeyro oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka degmada Gadoon. Waxaa waraystay Xasan Haykal.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com