Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado

Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado

Puntland ayaa soo saaray Amar lagu joojinaayo in Salaadda Jimcaha iyo Jamaacadda lagu tukado Masaajidda ku yaalla Magaalooyinka Puntland inta uu socdo faafitaanka Cudurka Covid 19.

War Saxaafeed kasoo baxay Guddiga loo xil saaray Corona Virus ayaa lagu xusay in sidoo kale ay tilaabo adag ay ka qaadi doonto dadka sidda dhuumaaleysiga ah kusoo galiya degaanada Puntland Qaadka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com