Dowladda oo gargaarkii ugu horeyeey gaarsiisay shacabka Baardheere ee gobalka Gedo

HomeWararka

Dowladda oo gargaarkii ugu horeyeey gaarsiisay shacabka Baardheere ee gobalka Gedo

Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talagalay dadkii ay Fatahaada sameeyeen ayaa Maanta gaartay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere

Maamulada Puntland & Galmudug oo Kulan Amaanka ku saabsan yeeshay
Kismaayo: Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka oo la weeraray
Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka Puntland oo maanta la dhaariyeey

Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talagalay dadkii ay Fatahaada sameeyeen ayaa Maanta gaartay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gado.

Diyaaradan ayaa siday gargaar iskuugu jiro Daawooyin , Maro kaneecooyin , Teendhooyin, bustoyaal iyo agabyo kala duwan oo ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu talagashay gargaarka dadka ay fatahaadu Saameeysay.

Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa isku xilqaamay u gurmashada dadka ay fatahaada iyo daadka ay ku saameeyeen qaar kamid ah gobolada dalka oo uu ugu horeeyo Gobolka Hiiraan oo magaalada Beledweyne ay ka barakaceen dad farabada waxaana lagaarsiiyay gargaar kala duwan.

Diwaanka
Wararka Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: