Kismaayo: Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka oo la weeraray

HomeWararka

Kismaayo: Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka oo la weeraray

Kooxo hubaysan ayaa xalay weerar ku ekeeyay guriga u Kismaayo ka dagan yahay guddoomiye guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Jubbaland Cabdi B

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
SHACABKA MAGAALADA GAALKACYO OO SIYAABO KALA DUWAN UGU HADLEY ARAMIHII UGU DAMBEYEY EE BOOSAASO

Kooxo hubaysan ayaa xalay weerar ku ekeeyay guriga u Kismaayo ka dagan yahay guddoomiye guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Jubbaland Cabdi Buule.

weerarkan waxaa ku dhaawacmay sida ay laamaha amnigu xaqiijiyen labo ka mid ah ilaalada Guddoomiyaha.
Ciidamada amniga Jubbaland ayaa saaka bilabay howlgalo lagu baadi goobayo ragii weeerarka soo qaaday oo markiiba goobta ka baxsaday.

Saraakiisha laamaha amniga waxa ay sheegeen in ay ciidamadu howlgalka ay kusoo qabteen dad looga shakiyay weerarkan in ay ku luglahaayeen .

Magaalada Kismaayo maalmihii udambeeyay waxaa ku soo kordhayay falal lid ku ah amnigamagaalada, waxaana ka dhacay magaalada qaraxyo iyo dilal qorsheysan.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: