Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo fariin u diray Shacabka & Madaxda Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo fariin u diray Shacabka & Madaxda Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan daahir Xaashi oo kamid ah aqoonyahada Puntland ka soo jeeda ee ku nool dalka Bulgimka oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta daljir ayaa ka hadlay iskuduubnida shacabka iyo Dowladda Puntland.

Cabdisalaan ayaa ka hadlay xili robaadka iyo sidii isugu dubnaan lahayeen shacabka iyo dowladda iyo inay Puntland samayso biyo xireeno si uusan khasaare uga dhalan xili robaadka.

Wariye Hodan Sulub diini oo ku sugnan Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com