Dowladda Iran oo ka hadashay Dooni looga Afduubtay xeebaha Soomaaliya

Khamiis, May 14, 2015 (Daljir) — Telefishinka Dowladda Iiraan ayaa xalay xaqiijiyey inay Alshabaab gacanta ku dhigeen 14 Shaqaale oo la socday Dooni Kalluumeysi oo cku ciladowday Xeebaha Somalia.

Telefishinka waxa uu sheefay in Doonidaasi oo ay leedahay Shirkad Kalluumeysi oo Iiraani ah ay dhibaato farsamo ku qabsatay meel ku dhow Xeebaha Soamlia.

Telefishinku wax faahfaahin ah kama bixin doonidaasi oo ay Alshabaab shalay ka qafaasheen Xeebta Degmadda Ceel-dheer ee Gobalka Galgaduud.Dhinaca kale, Alshabaab weli wax hadal ah kama soo saarin arrintaasi.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com