Diblumaasiyiinta Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Jooga oo la eedeeyey (dhegayso)

HomeWararka

Diblumaasiyiinta Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho Jooga oo la eedeeyey (dhegayso)

Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey waxqabad iyo inay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho soo dhaafin dibluma

Dhalinyaro lagaso dayaay Xabsiyadda Libya oo Muqdisho gaaray
DFS oo codsatay in loo soo gacan galiyo 43 Markab si sharci darro ah uga kaluumeysatay Xeebaha Somaaliya
Shacabka Muqdisho iyo Tacadiyada ay kala kulmaan ciidamada AMISOM (Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey waxqabad iyo inay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho soo dhaafin diblumaasiyiinta Beesha Caalamka ee jooga Muqdisho.

Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay diblumaasiyiintan inay markoodii hore ay dalka u yimaadeen maysar la xiriira imaatinka Turkiga ee Soomaaliya oo mashaariicyo waawayn ka wada Muqdisho, iyo safaarad ugu wayn ee caalamka oo uu ka samaystay Muqdisho.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • I hate the word ‘beesha caalamka’. This people came to our land to loothe and kill and you call them ‘Beesha Caalamka’?!

  • Abti yariisoow 6 years ago

    BRO hadii Adan WAX KA ogayn xun iyo san waxa ay samaynayaan kacayri wadanka, adiga. farmajo,
    Khayre, madiidaysaa in aad gacansaar laleedihiin nimankaa
    Loo badinayo in ay wadanka dhacayaan.

DISQUS: