Shacabka Muqdisho iyo Tacadiyada ay kala kulmaan ciidamada AMISOM (Sawirro)

HomeWararka

Shacabka Muqdisho iyo Tacadiyada ay kala kulmaan ciidamada AMISOM (Sawirro)

Halkan waa waddada GM4 oo ay  marayeen gaadiidka gaashaaman ee ciidamada AMISO. mid kamid ah darawalada gaawaarida Bajaajta loo yaqaan ayay dusha k

Awdal State & Aqoonyahan Xaamud oo ka hadlay war kasoo baxay Hargeysa
Xaaf oo sheegay inaysan waxba kasoo bixin wadahadaladi Farmaajo & dowlad gobaleedyada (dhegayso)
Live Qarax ka dhacay Nayroobi iyo kooxo hubaysan oo gudaha ugalay Holel caan ah

Halkan waa waddada GM4 oo ay  marayeen gaadiidka gaashaaman ee ciidamada AMISO.

mid kamid ah darawalada gaawaarida Bajaajta loo yaqaan ayay dusha ka mareen isga  iyo dadkii shacabka ahaa ee sarnaa Mootada.

Ma aha markii ugu horaysay oo ay AMISOM sidan ula dhaqanto shacabka Muqdisho marka uu gaadiidkooda gaashaaman ay marayaan  waddooyinka Muqdisho, Dowladduna waxa ay sheegtaa in ay baaritaan ku sameyn doonto tacadiyadaasi dhaca, balse mudo kadib waxba lagama soo qaado.

Sawiiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: