Xaaf oo sheegay inaysan waxba kasoo bixin wadahadaladi Farmaajo & dowlad gobaleedyada (dhegayso)

HomeWararka

Xaaf oo sheegay inaysan waxba kasoo bixin wadahadaladi Farmaajo & dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in illaa iyo haatan aanay wa

Aragtida shacabka Qardho ee khudbaddii Madaxweyne Deni
Midowga Musharixiinta KGS oo sheegay inay ka walaacsan yihiin Amniga Shirka Baydhabo
Somaaliya iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in illaa iyo haatan aanay waxbo ka qabsoomin wadahadalladii madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale madaxda dowlad goboleedyada ee magaalada Garoowe.

Wuxuu sheegay in maamul goboleedyada aanay wax qarashaad ah ka helin dowladda dhexe 8-dii bil ee lasoo dhaafay, isaga oo sheegay in caalamka u sheegayaan qarashaadkii ay soo dhiibeen in aanay helin.

Xaaf ayaa dhanka kale sheegay in Galmudug iyo maamullada kaleba isku tashanayaan, islamarkaana bilaabi doonaan wax soo-saarkooda si ay wax u qabsadaan.

Ugu dambeyn, Xaaf ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan dhismaha dekadda Hobyo, dhanka kalena iska difaaci doonaan wax walbo oo dhanka dowladda kaga yimaada.
Attachments area

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: