Shacabka Muqdisho iyo Tacadiyada ay kala kulmaan ciidamada AMISOM (Sawirro)

Shacabka Muqdisho iyo Tacadiyada ay kala kulmaan ciidamada AMISOM (Sawirro)

Halkan waa waddada GM4 oo ay  marayeen gaadiidka gaashaaman ee ciidamada AMISO.

mid kamid ah darawalada gaawaarida Bajaajta loo yaqaan ayay dusha ka mareen isga  iyo dadkii shacabka ahaa ee sarnaa Mootada.

Ma aha markii ugu horaysay oo ay AMISOM sidan ula dhaqanto shacabka Muqdisho marka uu gaadiidkooda gaashaaman ay marayaan  waddooyinka Muqdisho, Dowladduna waxa ay sheegtaa in ay baaritaan ku sameyn doonto tacadiyadaasi dhaca, balse mudo kadib waxba lagama soo qaado.

Sawiiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com