Puntland oo DFS ku eedeysay dibadbaxyadii shalay ka dhacay Sanaag (Waraysi)

HomeWararka

Puntland oo DFS ku eedeysay dibadbaxyadii shalay ka dhacay Sanaag (Waraysi)

Taliyaha qaybta Booliiska Gobol ka Haylaan Jamac Maxamuud Gabayre oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doono siyaasi dan leh oo Amniga Puntland khalqal gelinaya. Waraysi uu siiyay Radio Daljir ayuu taliyaha uga hadlay shaqaaqadii shalay gobolka ka dhacday | Faadumo Deegan Daahir oo Boosaso kusugan ayuu uwaramay.

Warka Duhurnimo iyo Hodan Sulub Diini (dhegayso)
Maxaa looga hadlay shirkii Amniga gobalka Bari? (Sawiro)
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kumay Ra’iisul wasaare hore Maxamed Cumar Carte

Taliyaha qaybta Booliiska Gobol ka Haylaan Jamac Maxamuud Gabayre oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doono siyaasi dan leh oo Amniga Puntland khalqal gelinaya.

Waraysi uu siiyay Radio Daljir ayuu taliyaha uga hadlay shaqaaqadii shalay gobolka ka dhacday | Faadumo Deegan Daahir oo Boosaso kusugan ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: