Maxaa looga hadlay shirkii Amniga gobalka Bari? (Sawiro)

Maxaa looga hadlay shirkii Amniga gobalka Bari? (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabadgalyada Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir Guddoomiyay shirka Amniga Gobolka Bari.

Shirkan oo si Todobaadle ah u dhaca ayaa waxa looga hadlay maanta xoojinta amniga guud ee gobalka, la dagaalkan kooxaha nabad diidka ah ee Shabaab Iyo Daacish, ka hortaga shilalka baaburta iyo Xakameeynta dareewalada gadiidka.
Shirka ayaa waxa ka soo qeyb galay dhammaan guddiga nabad galyada Gobolka Bari.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com