DFS oo codsatay in loo soo gacan galiyo 43 Markab si sharci darro ah uga kaluumeysatay Xeebaha Somaaliya

HomeWararka

DFS oo codsatay in loo soo gacan galiyo 43 Markab si sharci darro ah uga kaluumeysatay Xeebaha Somaaliya

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caalamka ka codsatay in gacan laga siiyo qabashada 43 Markab oo si sharci darro ah uga kalluumeysta Badda So

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Musuqa iyo musharrixiinta Puntland: Yaa la aaminaa? (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caalamka ka codsatay in gacan laga siiyo qabashada 43 Markab oo si sharci darro ah uga kalluumeysta Badda Soomaaliya.

Dowladdu waxaa ay sheegtay in 43da Markab laga leeyahay Dalalka Pakistan iyo Iraan haddana sharci darro uga kalluumeystaan biyaha Soomaaliya.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadda Badda Soomaaliya ayaa ururka la dagaallanka Burcad Badeedda ee ka howlgala biyaha Soomaaliya ka codsatay in ay ka caawiyaan sidii Maraakiibtaas loogu soo gacan gelin lahaa.

Wasaaradddu waxaa ay xustay in Maraakiibtaas la ciqaabi doono islamarkaana ganaax lacageed lagu soo rogi doono.

Biyaha Soomaaliya ayaa waxaa si xoog leh uga socda Kalluumeysiga Sharci darrada ah waxaana ugu badan Waddamada Iraan, Pakistan, Burma iyo kuwo kale.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: