Dibad-bayo lagu taageerayo doorashadii Qoor-qoor oo ka dhacaya Cadaado iyo Dhuusamareeb

HomeWararka

Dibad-bayo lagu taageerayo doorashadii Qoor-qoor oo ka dhacaya Cadaado iyo Dhuusamareeb

Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado waxa maanta lagu qabanayaa  isku soo bax lagu taageerayo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye oo ay doorteen baarlama

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Howlgalo kasocda Boosaso (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo ka haddlay gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya taas dowladda…
Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay Shirwene Wadatashi

Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado waxa maanta lagu qabanayaa  isku soo bax lagu taageerayo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye oo ay doorteen baarlamaanka labaad ee Galmudug.

Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ayaa sugaya ammaanka goobaha loo qorsheeyay isku soo baxa in lagu qabto sida Mustaqbal ay u sheegeen dadka deegaanka.

 

Lama shaacin ilaa hadda in Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor uu ka qaybgalayo dibadbaxa lagu taageerayo.

Doorasho shalay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb waxaa Madaxweynaha Galmudug ku guuleystay Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor kadib markii uu helay 66 cod, sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Baaralmaanka labaad ee Galmudug.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: