Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Howlgalo kasocda Boosaso (dhegayso)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka hadlay Howlgalo kasocda Boosaso (dhegayso)

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari C/xakiin yuusuf Xuseen oo shir jara ‘aid kuqabtay Taliska Qaybta ee magaalada Bosaaso ayaa warbaahinta usharaxay Howlgalkan iyo cida lagu beegsanayo .

waxa uu shegay taliyaha in Gawaarida Taxi ah ee ka shaqaysa gudaha magaalada Bosaaso ay maalinta biri ah isgu tagaan barxada magaalada si loo diiwaan galiyo.

Waxa uu sheegay gaari aan liiska kujirin in uusan magaalada soo gali karin kana bixi karin .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com