Dhibaatada Dawooyinka Kimikada ah ee ay isticmaalan Dumarka (dhegayso)

HomeWararka

Dhibaatada Dawooyinka Kimikada ah ee ay isticmaalan Dumarka (dhegayso)

Magaalooyinka Waawayn ee Puntland waxaa ku soo badanaya Haweenka sida aadka uisticmaala daawooyinka kiimikada kasamaysan ee badala midabka qofka bania

Baarlamaanka Puntland oo markale diiday ansixinta mas’uuliyiintii loo Magacabay Maxkamadda Sare
MAANHADAL: Khilaafka hareeyay doorshada dalka iyo kulanka beri ee madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Magaalooyinka Waawayn ee Puntland waxaa ku soo badanaya Haweenka sida aadka uisticmaala daawooyinka kiimikada kasamaysan ee badala midabka qofka baniaadamka ah ee uu Alle usameeyay ,taas oo dhibaato ku noqotay dumarka in ay u adkeesaan Qoraxda ,dabka gaar ahaan xiliga Cunto kariska ,iyo wixii lamid ah .

Hadaba Maxaytahay dhibaatooyinka ay lakulmaan dumarka isticmaala daawooyinka laysku cadeeyo ee ka samaysay waxyaabaha kiimikada ah?

Su,aalahaas iyo kuwo kale ayaan Hor dhignay D,r C/raxmaan Axmed Nuur Hoore oo kamid aha dhaqaatiirta ka howlaga Magaalada Bosaaso gaar ahan Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Bada Cas lana kulmay haween badan oo lailadaran dhibaatada ay ka dhaxleen Daawooyinkaasi laysku daray ee ay ay jirkooda uisticmaaleen.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: