HomeUncategorized

DHEGEYSO-Taliska booliska G Mudug oo farriin u diray dhalinta Galkacyo.

Galakcyo, Oct 06 2016--Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa digniin u diray dhalinyaro falal dhac ah habeenkii ka geysta magaalada Galkacyo isagaana sheegay in hadii ay qabtaan tallaabo laga qaadi doono.

Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 30 Aug 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso
DHEGEYSO-Gudiga doorashooyinka heer Puntland oo qaadacay goa’aanka gudiga X.khilaafaadka.
Dawladda Imaaraadka Carabta oo wadda qorshe cunaqabataynta hubka looga qaadayo Somaliya.

Galakcyo, Oct 06 2016–Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa digniin u diray dhalinyaro falal dhac ah habeenkii ka geysta magaalada Galkacyo isagaana sheegay in hadii ay qabtaan tallaabo laga qaadi doono.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: