HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudiga doorashooyinka heer Puntland oo qaadacay goa’aanka gudiga X.khilaafaadka.

Garoowe, Dec 15 2016-Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanka Guddiga xalinta Khilaafaadka ay ku amreen in Doorashooda dib loogu laabto xubno lagu doortay Magaalada Garowe.

?Burcad badeed min 10 sano oo xarig ah ay ku xukuntay maxkamada darajada 1-aad ee gobolka Karkaar.
112 jir ku guursaday Guriceel gabadh 17 jir ah oo uu ka waynyahay 95 sano.
Gudiga madaxa banaan ee xallinta khilaafaadka oo war cusub soo saaray.

Garoowe, Dec 15 2016-Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanka Guddiga xalinta Khilaafaadka ay ku amreen in Doorashooda dib loogu laabto xubno lagu doortay Magaalada Garowe.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Puntland Nabadoon Khaliif Aw-Cali ayaa sheegay in aysan quseyn go’aanka Guddiga Xalinta Khilaafaadka ay ku go’aamiyeen in dib loogu laabto xubno lagu doortay Magaalada Garowe ee caasimada Maamulka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: