HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shariif Xasan,*Xubnihii aqalka sare ee Koonfur Galbeed waa diyaar*.

Baydhabo, Oct 06 2016-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay xubnaha kaga mid noqonaya Aqalka Sare.

Wafdiga uu hoggaaminayo G/G/Wakiillada ee DG Puntland oo kulan ku yeeshey xarunta Madaxtooyada ee Galkacyo. [Akhris …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Qarax dad ku dhintay kuwana ku dhaawacmeen oo caawa ka dhacay Galkacyo.

Baydhabo, Oct 06 2016-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay xubnaha kaga mid noqonaya Aqalka Sare.

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan xubnaha ay diyaariyeen mudada labada maalmood gudahooda ee ay qabteen Guddiga Doorashooyinka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: