Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Shariif Xasan,*Xubnihii aqalka sare ee Koonfur Galbeed waa diyaar*.

Baydhabo, Oct 06 2016-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay xubnaha kaga mid noqonaya Aqalka Sare.

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan xubnaha ay diyaariyeen mudada labada maalmood gudahooda ee ay qabteen Guddiga Doorashooyinka.

https://daljir.com//resources3/files/Cod-Shariif.mp3?_=1
Exit mobile version