HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 30 Aug 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boossaso, Aug, 30, 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

R/wasaaraha DF ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay guusha kooxda kubadda kolayga Soomaaliya
Musharax Prof. Cabdiweli Gaas oo maanta gaaray Galkacayo iyo shacabka oo soo dhoweeyey (Dhegeyso)
Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka oo weeraro cirka ah ku qaaday fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Kismaayo.

Boossaso, Aug, 30, 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

Hoos ka dhagayso Barnamaijkii oo dhammaystan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: