R/wasaaraha DF ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay guusha kooxda kubadda kolayga Soomaaliya

?

Muqdisho, Jan 25- R/wasaaraha DF ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kal iyo laaba u soo dhaweeyay guusha ay soo hoyeen cayaartoyda Soomaaliyeed ee kubada Koleyga ciyaar dhex martay Soomaaliya iyo Burundi.
?
Mudane Saacid ayaa hambalyo iyo bogaadin farxadeed u diray maamulka iyo ciyaartoyda kooxda xili uu taleefoon kula xiriiray, isagoo ku booriyay inay dadaalkooda sii wadaan oo ay ka mira dhaliyaan himilooyinka fog-fog ee ay hiigsanayaan dawladuna ay garab taagan tahay.
?
Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa ciyaaroyda iyo dhamaan bahda ciyaaraha waxaa uu ku qanciyay inay dib u xusuustaan marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen hadana looga fadhiyo inay soo celiyaan sumcaddii iyo magacii ay ku lahaayeen saaxa ciyaaraha caalamka.
?
Diiwaanka Wararka daljir
Muqdisho
(S).

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com