DHEGEYSO-Egada Jowhar oo kahadlay doorashada calanka iyo magaca Hirshabelle.

Jowhar, Oct 06 2016–Ergooyinka kushirsan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa doortay calanka iyo magaca uu yeelanayo maamulka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan (Hirshabeelle).

Suldaan Bedel Xaaji Cabdulle oo katirsan Isimada kusugan Jowhar ayaa radio Daljir uga warbixiyey halka ay wax u marayaan iyo doorashada calanka iyo magaca Hirshabeelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com