Dhamme cRaxmaan Afweyne: “Awoodda Buuhoodle waa Tan aan Gacanta ku Hayno ee Madfaca iyo Taangiga Leh”

Dhamme cRaxmaan Afweyne: “Awoodda Buuhoodle waa Tan aan Gacanta ku Hayno ee Madfaca iyo Taangiga Leh”

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland ee aagga Buuhoodle, Dhamme cRaxmaan Cabdullaahi Afweyne, ayaan ka waraysanay xaaladda Buuhoodle iyo heshiiska Cali Khaliif iyo Soomalilaandi oo uu ku tilmaamay “mid aan macno weyn ku fadhiyin mar kastana lala socday waxa uu Cali soo wado.”

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0