Shimbir, Xisbiga Midnimo: “Soomaaliya ma Nihin waa Hadal Been ah Mana aha Kaan Hargeysa ugu Tagnay”

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran oo Hargeysa ka soo laabtay ayaan waxaan ka waraysanay safarkii xisbiga iyo natiijada ay kala soo laabteen wadahadalii madaxda Somaliland iyo kuwa xisbiyada.

Guddoomiye Shimbir ayaa ku tilmaamay shacabka Hargeysa kuwo u heellan dawlad Soomaaliyeed iyo Soomaalinimo, waxa madaxda Somaliland ay warbaahinta ka sheegaanna ay tahay “hadal iska been ah” oo aan quraafaad waxba dhaamin, kana tarjumayn dareenka shacabka reer Hargeysa.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com