Madaxweynaha Puntland oo gaaray Caluula

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Caluula

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gob

Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 6aad: Alwaaxa Sare Garoowe fkf Eyl Sare (dhegayso)
Isbitaalka guud ee degmada Jariiban oo koronto la’aan ka cabanaya (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasi oo Madaxweynuhu ku tegay safar shaqo.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Caluula kusoo dhoweeyay, Xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Gardafuu, kan Degmada Caluula iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Caluula.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: